Liin dhanaanta iyo faa’iido laga helo
Liin dhanaantu waa nooc kamida khudrada waxaana laga hela noocyada kala duwan ee nafaqada.waxaaan doonaya inaan wax idinkaga sheego qaar kamida faa'iidooyinka caafimaad ee laga helo liin dhanaanta waxay ka kooban tahay qaybaha kala duwan ee nafaqada ...