Sidee ayey qabiilada somaalidu ukala qaybsadaan senetarada aqaalka sare ee dalka

Aqalka sare barlamaanka somaaliya waxa uu ka koobanyahay 54 senetar

Somaliland 11 sanetar

Puntland 11 sanetar

Galmudug 8 sanetar

Hirshabeele 8 sanetar

Jubaland 8 sanetar

K/Galbeed 8 senetar

qabiilada dalka ka jira iyaguna sida ay usii qaybsadaan saneterada aqalka sare barlamaanka somaliya

Somaliland 11 senetar

Isaaq 8 sanetar

Samaroon 2 sanetar

Ciise 1saneter

Puntland 11

Majerteen 4 saneter

Dhulbahante 2

Warsangeli 1saneter

Dashiishe 1 saneter

Owrtable 1 saneter

Jambeel 1saneter

Leelkase 1 saneter

Jubaland 8 saneter

Ogadeen 2 saneter

Mareexan 2 saneter

Gari koombe 1 saneter

Coormale 1 saneter

Dir 1 saneter

Digil iyo mirifle 1 saneter

Galmudug 8 saneter

Habar gidir 3 saneter

murusade 1 saneter

Mareexan 1 saneter

Waceesle 1 saneter

Dir 1 saneter

Duduble 1 saneter

K/Galbeed 8 saneter

Digil 2 saneter

Mirifle 5 saneter

Dir 1 saneter

Hirshabeele 8 saneter

Mudullood 3 saneter

Gaaljecel 1 saneter

Jijeele 1 saneter

Beelaha 5,aad 1 saneter

Xawaadle 2 saneter

Tags: No tags

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *